Jixinjix
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:1. Naxariis; raxmad. 2. ld jixinjixid.
Jixinjix
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)U j.: cid naxariis u yeelasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jixinjix ↴
calool-adag | dubnax | dubnax | jadeerwac | jadeerwac | jimic | jixinjixid | miciin |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

