Kab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Qoryaha laf jabtay lagu xiro si ay isu qabsato. 2. In yar oo maro, bir, qoray ah oo wax jabay ama duleeshamay lagu awdo. 3. ld kabid.

Kab

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-bo, m.l)

Jaamo harag, caag iwm ah oo inta laysku toltolo, cagaha la gashado. ld kob (4).

Kab

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Wax kala jabay ama kala go'ay kab ku xirid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kab

aalad-kabniin | gaad | kaabi | jaamee | jaamuus | jaan | jaangoo | jaanqaad | jaanqaad | jaansaar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg