Kankoonsan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Wax wareegsan ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kankoonsan

dhibic | dhibic | dilindillee | dilindillo | gariirshe | gulungulco | kankoonsanaan | kankoonsanaansho | kubbad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg