Dhibic
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-bco, m.l)1. In yar oo hoore qaab kankoonsan leh oo meel ka soo go'a. 2. Tirada tartan, imtixaan, ciyaar iwm laga keeno. Tus. “Cali imtixaanka wuxuu keenay konton dhibcood”. 3. Roob xoog leh. 4. Joogsi.
Dhibic
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bcay, -bicday; -bci)In yar oo hoore ah, qaab kankoonsan leh meel ka soo tifqid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhibic ↴
da' | yeeg | yeeg-bibiish | yeeg-bicaddaan | yeeg-bidooh | yeeg-bijoohaar | yeeg-bisaliim | yeeg-bishiish | banji-bijoohaar | banji-biyeeg |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg