Kas
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Awood maskaxeedka wax lagu kala garto. 2. Ulakac; bareer.
Kas
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)1. Wax macnihiisa garasho. 2. U k.: wax ulakac u sameyn.
Waakawataa waakasitaa*
Waa ka Sitaa, Waa ka wataa Waa kawadanaa Waa ka sidataan……jamac Ahaan
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kas ↴
aabonimo | ba | maaddi | ogaan | yaadaddo | jaahil | caag | ee | eebbe | gaadiid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg