Kee

Qaabnaxa: mu.we.l Isrogrogga:

kuwee, w Magacuyaal weyddiimeed oo lab oo iskii u taagan, oo wax ama qof lagu hubsado. tus. “ Waa kee midka aaday xafiiska?.” .

Kee

Qaabnaxa: dk.we.l Isrogrogga: (-kee)

Dibkabe weyddiimeed oo lab, oo wax ama qof lagu hubsado. Tus. “Wiilkee baa kula hadlay?”.

Aankaala aankeed*


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Macne Dheeraad ah

Micnaheedu yahay kuuritaanka qof iska dhega tiraya waxa aad usheegeysid

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kee

aafo | aaho | obiyum | ha | laab | yaa | caabuq | aalad-kabniin | kaadicaso | raabiya |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg