Khatar

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Dhibaato halis ah. 2. K. ah: wax waxyeello ama dhibaato ka iman karta, halis.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khatar

badbaadi | badbaado | badbaadso | cudur-raagay | dhigo | dhuux-lafo-holac | dool | duud-dhadhaabeed | golacas | halis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg