Dhigo

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe | Verb Transitive/Intransitive Isrogrogga:

3 (-gtay, -gatay) 1. (f.g) Wax la hayay meel saarasho. 2. (f.g) Wax kaydsasho. 3. (f.g) Cashar qorasho. 4. (f.g) Dugsi wax ka barasho. 5. (f.g) Ballan, heshiis iwm cid la gelid. 6. (f.mg) Ka dh.: wax, wax kale u beddelasho. 7. (f.mg) Is dh.: qof khatar iwm oo ku soo fool leh oo loo baahnaa in uu ka gaashaanto ka seexasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhigo

ta | ubaxdhig | ka | oodjiid | udub | afeef | afrid | aqalsoomaali | baaqin | babac |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg