Kiil
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Beeg; miisaan; qiyaas; cabbir. 2. Bilow ciyaareed (turub).
Kiil
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-iilay, -iishay)1. Wax cabbirid, beegid. 2. Ciyaar turub bilaabid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kiil ↴
taag-dhuleed | baaskiil | dabakakiil | dabakakiil | dabakakiilad | dabakakiilasho | dabakakiilid | dabakakiilo | faraasilad | garaamme |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg