Kiilo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)Kun garaam culayskood; kiilogaraam.
Kiilo
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-iishay, -iilatay)1. Wax cabbirasho; miisaamid. 2. Ciyaar turub bilaabasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kiilo ↴
taag-dhuleed | dabakakiilo | faraasilad | garaamme | goosarad | halbeeg | halbeeg | halbeeg | jiraab | kaarad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg