Koror

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Inta, wax ku darsanta.

Koror

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(kiim.) Isbeddel togan ama taban ee ku dhaca doorsoome. Koror guud ahaan waxaa loo isticmaalaa micno ahaan isbeddel yar.

Koror

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. Wax is khordin. 2. Ku k.: wax, wax kale ku darid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga koror

faa'iideyso | faa'iido | raadka dobler | agagse | baro | dhaxlidda astaamaha | dulsaaran | jeegaan-birlabdanabeed | kordhid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg