Kuray

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yo, m.dh)

Will carruurnimo ka baxay oo aan weli qaangaarin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kuray

abbaay abbaay | bileyso | dibjir | igaar | kur | kuraysad | kuraysasho | kuraysi | kurayso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg