Kuusan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-smay, -santay; -smi)

1. Wax qaab kankoonsan leh noqosho. 2. Wax meel laysugu keenay noqosho.

Kuusan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

1. Wax qaab kankoonsan leh ahaansho. 2. Wax meel laysugu keenay noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kuusan

barjo | basal | bayb | bocor | booc | buro | caanolul | cananaas | cankuqaad | dubbad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg