Markab
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-byo, m.l/dh/-raakiib, m.dh)Gaadiid badeed weyn oo u kala baxa qaar lagu dagaallamo iyo xamuulka qaada.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga markab ↴
faaltow | naakhuude | xafaarad | baraar | caashaq | caashaqan | caashaqo | darax | dawar | dheeg |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg