Meeri

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Cashar iwm akhriyid. 2. Xarig iwm wax kale ku dul duubid. 3. Ku m.: wax meer ku dul wareejin. 4. Ku m.: hanti, wax iwm cid kale ku wareejin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga meeri

gaafammeerid | gaafmeerid | qaanso | afmeerid | baay | boqon | bowdlameeri | bowdlameerin | cabbaar | gacan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg