murugoo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ooday, -ootay)

Murugo dareemid. ld murgoo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh murugoo

ciilkambi [Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2] (-iyay, -iday/-isay; -iyi)
1. Is c.: ciil ama xanaaq muujin. 2. Is c.: murugood. 3. Iska c.: ka shallayn, ka xumaasho.

murgoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
ld murugoo.

murgood [m.l]
ld murugood.

murugood [m.f.dh]
eeg murugoo. ld murgood.

tiiraanyo [m.dh]
Arrin lala murugoodo, caloolxumo, uurkutaallo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg