Nasi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Cid hawl muddo gaaban ka fadhiisin si daalku uga ba'o.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nasi

saancaddaale | saancaddo | xabawari | asbax | ayaan | ayaandaran | ayaanlaawe | ayaanle | ayaanxun | bacaw |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg