Nebi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.l/dh/ambiyo, m.dh)Qof Eebbe doortay oo waxyi loo soo dhiibay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nebi ↴
waagii dhagaxa-dambe | ajnebi | ajnebiyad | ansaar | ashahaado | ashahaado | Ciise kaddib | dhalashadadii ciise | furqaan | injiil |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg