Neeftuur
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Neef xooggan oo ka soo baxda nafley xiiqday. ld neefgur¹.
Neeftuur
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Nafley xiiqday neef xooggan sii dayn. ld neefgur².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga neeftuur ↴
hafto | hiraahir | huraanhuriye | huufsan | neefgur | neefgur | neefgurid | neeftuurid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg