Nuxur

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Waxtar gaar ah oo cunnada qaarkeed laga helo; dheef; uraad.


Nuxur

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-ryo, m.dh)

(taar.) Qaybta asalka u ah iyo tilmaamaha gaarka ah ee lagu yaqaan shay.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nuxur

xallad | axadh | bayr | cantar | cantarabbaqash | daldalan | dhalleex | duluc | nafaqo | nuxrur |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg