Orod

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Lugaha oo si degdeg ah oo socodka ka dhaqso badan kana fudud loo qaado; roor.

Orod

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rday, -rodday; -rdi)

Lugaha si degdeg ah oo socodka ka dhaqso badan kana fudud u qaadid; roorid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga orod

ebinefiriin | u | baabbaco | eeraan | gaaddabbuur | gaalib | gaalib | laal | ordid | ordisii |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg