Qabri

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo/qubuur/qabri, m.dh; qabuuro/qubuurro, m.l)

1. Godka meydka la gesho oo lagu aaso; xabaal. 2. Q. ah: qof calool adag oo aan sir iwm ka bixin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qabri

xabaalaqode | agas | bud | dahar | godgal | godgal | magguur | maqbaro | munkar | nacash |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg