Qalad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

Samaynta wax, fal, hadal iwm. loo sameeyo si aan sax ahayn; gef.

Qalad

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-lday, -ladday; -ldi)

1. (f.g) Wax si aan sax ahayn u samayn. 2. (f.mg) Ku q.: wax, wax kale oo aan ku habbooneyn ku qasid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qalad

laaxin | carqalad | carqaladee | carqaladeyn | carrabbaab | dadqalad | dadqaladnimo | laxni |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg