Qanci

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Cid raalli ka dhigid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qanci

oggolaysii | baraarujin-caafimaad | basari | kayn | qancid | qancin | qancis | qandhar | qasmaanso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg