Qaniinyo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)Ilkaha oo si xoog leh wax loogu qabto.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaniinyo ↴
cawaggud | cun | dhaabalo | dheertaxaniinyo | dhuxulkurreeb | gelmi | golqaniinyo | laxle | surmo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg