Qari

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Wax meel aan laga arki karin gelin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qari

baadiqaris | anqari | anqarin | anqaris | astur | astur | barbarda' | bireeris | cabqari | cabqarinnimo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg