Qarso
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)Wax meel aan laga arki karin dhigasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qarso ↴
caadyaal | jaasuus | jaasuus | naakuuso | naasnuuji | xad | af | afmaldah | ajar | anqarso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg