Qooqan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-qnaa, -qnayd)

1. Xoolo lab wax qooq hayo ahaansho. 2. Dugaag ama halaq wax dad cun ah ahaansho. 3. Qof kibir badan ahaansho. 4. Gabar wax galmo u baahan ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qooqan

ubur | uburi | orgobbe | waalay | wadaali | abur | aburi | baaro | cawtalgasiir | dhaabalo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg