Qorshe

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-shayaal, m.l/dh)

1. Nidaam habaysan oo hawl lagu fuliyo. 2. ld qorshayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qorshe

jaangooyo | bashiisho | degsan | gola-la-taliyaasha | istiraatijiyad | mashruuc | miisaaniyad | qoondayso | qoondee | qooqaaro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg