Qufad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

Weel aabbur leh oo cawda laga sameeyo oo alaabada yaryar lagu gurto; gunnad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qufad

adab | janjal | safad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg