safad
(m.l) (-dyo, m.l)1. Qufad yar oo qurxoon aaburna leh oo caw ka samaysan waxna lagu rito. 2. ld safasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh safad ↴
falsafad [m.dh]
ld falsafo.
falsafada xaqiiqaraadiska [m.dh]
(fals.) Falsafad ku salaysan helitaanka xaqiiqada oo ka baxsan mala awaalka.
safasho [m.f.dh]
eeg safo. ld safad.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg