Qurmuun

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Ur xun, ur naftu kahato; wax qurun noqday waxa ka soo ura, kankama, daaca; qurun. ld qarmuun¹, qurmoon¹, qurun¹.

Qurmuun

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Ur xun yeelasho (wax). ld qarmuun¹, qurmoon¹.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qurmuun

ontor | uf | ur | dhuus | magaggooye | qarmuun | qarmuun | qarmuunaan | qarmuunaansho | qurmoon |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg