Quus
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld quusid.
Quus
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Ka rajo dhigidda laga rajo dhigo wax la sugayey ama la waayey.
Quus
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)Biyo hoos u gelid; muquurid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga quus ↴
nac | ool | sabar | dayri | dayro | farabbax | farabbax | gal | gujis | hafi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg