rays
(m.l)

Ciid qoyan oo roob ku da'ay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rays

nabarraysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax nabar ku dhacay ahaansho. ld nabaraysan.

nabarraysnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg nabarraysan. ld nabarraysnaansho, nabaraysnaan, nabaraysnaansho.

nabarraysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld nabarraysnaan.

nabraysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld nabarraysan.

nabraysasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg nabrayso.

nabraysnaan [m.dh]
ld nabarraysnaan.

nabraysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld nabarraysnaan.

nabrayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Jir nafley nabro yeelasho.

tabaraysad [m.dh]
ld tabaraysasho.

tabaraysasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg tabarayso. ld tabaraysad.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg