reebid
(m.f.dh)

eeg reeb². ld reebis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh reebid

gaajabbeel [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-eelay, -eeshay)
Nafley baahneyd gaajo iska reebid. ld qaajabbeel². qaajabbeel

nabsi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Nabsi ku reebid.

raadreebid [m.dh]
Waxyaabaha loo keydiyo taariikh ahaan.

saamee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -maysay)
1. Wax raad ku reebid. 2. Wax cid khuseyn.

xaasaami [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Xoolo tabardaran sabada ku reebid ama xannaanayn.

xamiiqreebid [m.dh]
Kabbasho.

celi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax soo socda dib u laabid. 2. U c.: wax ciddii lahayd dib ugu geyn. 3. Wax socda hakin. 4. Ku c.: fal hore loo sameeyey mar kale dib u samayn. 5. Iska c.: wax iska difaacid. 6. Ka c.: wax ka reebid.

dhantaal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aalay, -aashay)
Cid wax ka maarmiddoodu dhib ku tahay ka reebid.

hambee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-beeyay, -baysay)
Cunto la cunayo qaar reebid.

horee [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-reeyay, -reysay)
1. (f.g) Xoolo meel ku reebid. 2. (f.mg) Ka h.: xoolo meel ka reebid. ld hor².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg