Ruug

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gag, m.l)

1. Meesha ay iska galaan bowdada iyo dhudhunka; jilib; low. 2. Madaxa kuusan ee laba lafood iska galaan.

Ruug

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

1. Wax adag calaalin. 2. Arrin si wanaagsan uga baaraandegid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ruug

afruug | afruug | afruugid | arruug | arruugnimo | cawaarso | halaaq | halaaq | lafeyso | luusluus |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg