Sabeen
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-no, m.l)Neef ido ah oo dheddig oo aan weli curan. ld subeen.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sabeen ↴
baraarshishi | sabeenxir | sabeenxir | sabeenxirid | subeen | subeenxir | subeenxir | subeenxirid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg