Saddexley

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Cayaar jiib iyo jaan leh oo saddex goor la gooyo kana mid ah cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka sooma-liyeed.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saddexley


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg