Sadiibo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Bir yar oo qadhabi ah oo ragga gadhmadowga ah cirradu ku siibsiibo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sadiibo


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg