Sagaaro
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)Nooc ugaarta yaryar ka mid ah, dhawr jaad u kala baxda oo keeda lab geeso leeyahay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sagaaro ↴
yuf | dirirsagaaro | jilliin-sagaaro | sagaaromuri |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg