Sagaro

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Sigaar buuriga iyo xaashidu kala samaysanyihiin oo qofka cabbayaa duubto.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sagaro


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg