Sakar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

1. Dhulbeereedka barna la abuurto barna la dego. 2. Oodda reerka iyo beerta u dhexaysa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sakar

digdhaw | digdhaw | harjad | harjad | ilgeeriyaad | indhacaddee | jeenanboob | jirraaq | jirraaq | laba-sakaraydh |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg