Sakaraad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Xanuun aad u daran. 2. S. ah: nafley xaaladdeedu aad u liidato oo geeri halis u ah.
Sakaraad
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)Nafley jirran, wax naftu dhibayso noqosho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sakaraad ↴
digdhaw | digdhaw | harjad | harjad | ilgeeriyaad | indhacaddee | jeenanboob | jirraaq | jirraaq | laqin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg