Sallax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-xyo, m.dh)

Dhagax fidsan oo siib ah.

Sallax

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -lixi)

Wax sidii la rabay u diyaarin si hawl loogu qabsado.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sallax

xagal-adke | xaglagooye | addin | badhe | bed | borojekshan-sargo'an | caanomaallo-isle'eg | cirifayn | darajo | dhexroor |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg