Shaqo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)Wax kasta oo gacanta ama qalab kale lagu qabto, si faa'iido ama dan laga lahaa looga gaaro; hawl, shuqul.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shaqo ↴
jaad | ibitiiliyam | jaalle | kaadimacaan | organ | organ yare | tacab | tacabbir | ujro | waajib |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg