Shilis

Qaabnaxa: Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate Isrogrogga:

Nafley baruur badan leh.

Shilis

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-islaa/-ishlaa, -islayd/-ishlayd)

Nafley wax baruur badan leh ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shilis

tabaadi | xalus | abeer | ahmin | balacsan | baqay | mandhoorrey | qubul |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg