Sigaar
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Tubaako shiidan oo xaashi khafiif ah lagu duubay oo laga qiijiyo. ld saka-reed.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sigaar ↴
daa | haalaati | haash | abuumaqas | ba'an | buuq | buuri | buuriyahan | cab | dambasqaad |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

