Surgooyo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Nabar cid surka si xoog leh looga dhufto.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga surgooyo

dhuun-goys |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg