Surmee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-meeyay, -maysay)1. Daro gelin. 2. Cid guureysa dhul hawd ah waddo uga samayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga surmee ↴
surmayn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg