Suud

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Wasaq badanaa isugu jirta maduul iyo dufan oo dharka iyo jirka dadku yeeshaan. 2. Naqa ugu horreeya ee roob soo saaro.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga suud

maasuud | maasuudi | maasuudin | mabsuud | mabsuud | mabsuudi | mabsuudid | mabsuudin | maqsuud | maqsuud |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg